Posts

Maxay Khasab! Utahay Inad hada wax akhriska Bilowdo?

Image
 "WAX-AKHRINTU WA: FURAHA GUUSHA" Alle weyne waxa uu yidhi “ Wax ku akhri Nebiyow magaca Eebbe ee abuuray (khalqiga) (1), Dadkana ka abuuray calaq (2), akhri Eebbena waa kan sharafta lehe (3), ee dadka baray sida qalinka wax loogu qoro (4), dadkana baray wax ayna aqoonin (5). Aayadahan Quraanka ah waxa ay ka mid yihiin Suurada (Al-Calaq) oo ah suuradii ugu horay ee kusoo degtay Nebi Muxammed (NNKH) taasi oo la faray in uu wax akhriyo. Suuradan waxaynu ka arki karnaa in furaha guushu Tahay wax akhris. Wax akhrisku waxa uu qofka ka dhigaya ama barayaa wax uusan aqoon , dunidan maanta waxa lagu tartamaa waa aqoon. Aqoontuna waa in qof ama dad garanayaan wax aysan kuwa kale garanayn. Dadka guulaystay ee dunida ku nool waa dadyow ku kala duwan diin, midab, dhaqan iyo degan isla markaasna tabaha iyo farsamooyinka ay ku guulaysteen kala duwan yihiin- mid ganacsi iyo maal ku guulaysta, mid siyaasad iyo aqoon ku guulaysta iyo mid si kaleba u guulaysta waxaa jira hal wax ...

Maxaad ka ogtahay midka mida Jaziiradaha calamka ugu quruxda badan balse ay somalidu ledahay?

Image
 Jaziirada Suqadra (Socotra) – waa midka mid ah Jaziiradaha ugu weyn dalka Soomaaliya, waxa ayna ku taalaa meel u dhow Raas Fartaag ee Xeebta degmada caluula, waxa ayna dhinaca Bari ka xigtaa Gacanka Cadmeed... Waa Jaziirad ay leeyhin soomalidu oo ah afar Jaziiradood oo ku yaala badweynta India meel wax Yar u jirta Xeebta gobolka bari ee maamul goboleedka Puntland, dhulka ay ku fadhido wax uu la eg yahay 3796 km² , dhulka baaxada wayna wuxuu seddex jeer ku laba laabmeyso bedka Boqortooyada Bahrain, waxayna aad UGA fog tahay Xeebta Yemen masaafo dhan 300 km , dhanka Xeebta Soomaaliya ay ujirto masaafo kayar a Hadan ka hadalno luuqada looga hadlo jaziirada ma aha carabi ama mid kale wa af ka kooban afsomali Iyo Sawahili, luuqadas hadad ma qasho inad fahanto waqti umaba bahna waxa lashega in 87% u yahay af somali Io erayo somali o naxwihi la qalday ,  Shacabka ku dhaqan halkasna waxa lagu qiyasa somali carabi iyo afrikan kale walow an cid cadaysa la hayn Yemen na ay juhdi...

What is Artificial intelligence?

Image
What is Artificial intelligence?  Man-made reasoning: What You Need To Know About The Future of Technology Everybody is discussing man-made reasoning (AI), and seeing why is simple. The most recent AI innovations are bringing more great than hurt, making the world a superior spot. Yet, the trepidation that AI could annihilate human life has additionally been acquiring fame. Both these perspectives might be valid on the grounds that AI is quickly advancing and equipped for gaining out of influence. A short glance at how things stand today with respect to the territory of Artificial Intelligence: What you Need To Know about AI. Continue to peruse to comprehend how this innovation can help you, as well as its possible disadvantages. What is Artificial Intelligence? Man-made consciousness is a course of programming PCs to go with choices for themselves. This should be possible through various techniques, including yet not restricted to: rule-based frameworks, choice trees, hereditary c...

Maxay somalidu u hormari la'dahay?

Image
Maxay somalidu u hormari la'dahay? Sida iska cad, Bani-aadamku wuxuu ku kala tagey dhinacyo badan oo la xariir noloshiisa, sida; dhaqaalaha, waxbarashada, wax soo-saarkq, hormarka tijnoolajiyadda iyo qaar kale. Hadda waxaynu soo gaarney, in dunidiiba loo kala qaadey, dunida 1aad, 2aad iyo 3aad, waxaana lagu saleynayaa dhinaca hormarka. Sida hadda wax ku socdaanna, waxaa dhici karta in ay soo baxaan qeybinno kale, kuwaas oo suurtagal ka dhigaya, in la sameeyo duni ama dalal aan kaligood jiri karin. Su’aasha isweydiinta mudan ayaa ah, maxay tahey waxa faraqa sameynaya? Maskaxdu waan xuminta sameysa garaadka qofka. Sida lagu ogaadey cilmi baarisyo hore loo sameeyey, qofku wuxuu si caadi ah u isticmaala 10% awoodda maskaxda, taas oo noqoneysa dareenka caadiga ah ee jirka, dhawaqa, dhaqaaqa, howgelinta hababka jirka, iyo iwm. Awoodda maakaxda inta ugu badan oo ah 90% waxaa loo dhaafey qofka, si isagu u go’aansado isticmaalkeeda. Qeybtaani waa kala reebtada Bani-aadamka, waxayna ku xiran...